Tufta Sharciga ee Qaab
Online ah, Hel Adeegga Hadda

Ruqyah Online, Ebooks, iyo Ballan — wax kastaba si sahlan ayaad uga heli kartaa bogan. balan kaqabso sheikh caydaruus, Sheikh khibrad leh .

darkcyan-rail-549912.hostingersite.com
Ruqyah Online
Ebooks
Ballan
👨‍💻
Ruqyah Online Session
Sheikh Caydaruus
📅 Berri · 10:00 AM
Nidaamka Lacag Bixinta
PayPal
Visa
EVC+
MC
AdeeggaRuqyah Online
Waqtiga60 Daqiiqo
Qiimaha$150.00
📚
Ebook - Ruqyah Guide
Buugga Ruqyada Sharciga
📄 PDF · 120 Bog
Nidaamka Lacag Bixinta
PayPal
EVC+
NoocaEbook PDF
HeliDeg Deg
Qiimaha$20.00
📅
Ballan - In-Person
Sheikh Caydaruus
📍 Hargeisa · Aasaas
Nidaamka Lacag Bixinta
EVC+
PayPal
NoocaBallan Shakhsi
Waqtiga10 Daqiiqo
Qiimaha$25.00
Ruqya Sharciah · Online · 100% Ammaan
+10,000
Macmiil
Bogsaday
Adeegyadeena - Naftaada Dabiib
Adeegyadeena

Hal Platform oo Daaweynta
Nafta Oo Dhan

Waxaan bixinnaa adeegyo Ruqyah oo kala duwan si aan kuugu caawino daaweynta naftaada

Ruqyada sharciga

Daaweyn nafsi oo ku salaysan Qur'aanka iyo Sunnada Rasuulka (SCW). Sheekh khibrad leh ayaa kugu caawin doona.

Daaweyn ku salaysan Qur'aanka Kariimka
Sheekh khibrad leh oo aqoon dheer leh
Online iyo khaas
Sirta macmiilka waa la ilaaliyay xogtiisa

Ballan Online

Qabso ballan gaar ah oo aad kula hadashid sheekh caydaruus meel kasta oo aad joogto.

Ballan-qabasho sahlan oo degdeg ah
Video call ama dhageysi ah
Waqti kuu habboon oo adiga kugu habboon
Lacag bixin fudud oo ammaan ah

Self-Ruqyah

Baro sida aad naftaada u daaweyn karto adigoo gurigaaga joogo iyadoo la raacayo tilmaamaha saxda ah.

Hagid talaabo-talaabo ah
Aayadaha iyo du'ooyinka la isticmaalo
Video casharro ah oo faahfaahsan
Buugaag iyo kutubta la soo dejisan karo

Isdiwaangelin & Barnaamij

Ku biir barnaamijka daaweynta joogtada ah ee bil, 3-bil ama sannad si aad u hesho natiiyo wanaagsan.

Barnaamij bil, 3 bil ama sannad ah
La-socodka daaweynta joogtada ah
Talo-bixin gaar ah oo joogto ah
Natiijo la cadeeyay oo dhab ah
Maxaad Ka Heli Kartaa Naftaada Dabiib?

Ruqyah • Ballamo • Ebooks

Maxay Naftaada Dabiib Kugu Caawineysaa?

Waxa Aan Qabano

Adeeg buuxa oo Ruqyada Sharciga ah oo ku salaysan Qur'aanka iyo Sunnaha

Qur'aan
Amaan
Khibrad
Taageero
Natiijo

Qur'aan ku salaysan

Daaweynta waxay ku salaysan tahay Aayadaha Qur'aanka iyo ducooyinka sugan

Ballan degdeg ah

24 saacadood gudahood ayaad jawaabta helaysaa idamka alle

Sirta waa la ilaaliyaa

Macluumaadkaaga waa mid sir ah

99%

Heerka Bogsiinta

Macaamiil Raali ah

1K+ Macmiil
24/7 Online

Sheekh khibrad leh

+15 sano khibrad iyo dawaynta dadka

Taageero 24/7

Taageero joogto ah maalin iyo habeen

Natiijooyin cad

95% macaamiisha way bogsdeen

Lacag bixinta oo sahlan. Hel adeegyada Ruqyah, eBooks, iyo Ballamo — qaabab badan oo lacag bixin ah.

PayPal, Mastercard, Visa, iyo EVC Plus — qaab kasta oo aad doonto ku bixi kartaa si fudud oo ammaan ah.

Lacag bixinta Online & Mobile

Ku bixi qaab kasta — Phone, Laptop, ama Tablet-kaaga.

Naftaada Dabiib
$45.00
Ruqyah Online Session
Session (1hr)$45.00
Discount-$5.00
Total$40.00
darkcyan-rail-549912.hostingersite.com/checkout

NAFTAADA DABIIB

Qaab lacag bixin:
💳 Credit Card
📱 EVC Plus / Waafi
🏦 Mastercard
Qaabka Subscription-ka

Ku bilow plan-ka adiga kugu haboon.

Premium Plan Bil walba — $29/mo

Macaamiisha last 30 days

2,847
eBooks & Buugaagta

Buugaag dijital ah oo lacag yar ku heli karto.

Self Ruqyah Guide PDF • 45 pages
$12.00
Adhkaar Daily PDF • 28 pages
Bilaash
Credit & Debit Cards

Visa, Mastercard — si ammaan ah.

4242 •••• •••• 1234
CARD HOLDER
MACMIILKA
VISA
Nidaamka isku xiran

Dhammaan adeegyada isku xiran.

eBooks Ballamo Ruqyah
Naftaada Dabiib
PayPal EVC Visa

Habka aad ku helayso adeegyada. 6 talaabo oo fudud — dooro adeegga, ku bixi, hel!

Waxaan kuu fududeynay dhammaan habka — dooro adeegga aad rabto, ku bixi qaabkaaga, oo bilow safar cusub.

1
Dooro Adeegga
Dooro Ruqyah Online, eBook, ama Ballan Sheekh — tusaale ahaan, isticmaal bogga Services-ka.
2
Buuxi Foomka
Geli magacaaga, emailkaaga, iyo taleefankaaga si loo kula xiriiro adeegga.
3
Dooro Qaabka Lacagta
PayPal, Visa, Mastercard, ama EVC Plus — mid kasta oo kugu fududahay dooro.
4
Ku Bixi Lacagta
Lacagta waxay ahaanaysaa si ammaan ah — dhammaan xogta waa la ilaaliyaa encryption-ka.
5
Hel Xaqiijinta
Email confirmation ah ayaad heli doontaa oo leh faahfaahin buuxda iyo link-ga adeegga.
6
Bilow Adeegga!
Ruqyah Online? Ku biir video call-ka. eBook? Degdeg u download. Ballan? Sug xiriirka sheekha.
Ruqyah Online eBooks Ballamo PayPal EVC Plus Visa Mastercard

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay
Naftaada Dabiib

Adeegyadeena oo dhan waxaad ka heli kartaa hal meel — Ruqyah, Buugaag, Ballan, iyo Lacag-bixin fudud.

Ruqyah Online

Session-yada Ruqyah ee Online-ka waxaad si fudud ugu qabsan kartaa Zoom ama Google Meet.

Ballan Qabso
Naftaada Dabiib
Ruqyah Caadi
Ruqyah Premium
Package 3 Bilood
150+Macaamiil
98%Ku Qanacsan

Buugaag & eBooks

Buugaagta cilaajka iyo qaab is dawaynta waxaad kasoo dagsani kartaa bogeena.

Buugaagta Eeg

Dashboard-ka

Ballannada, macaamiisha, iyo warbixinnada — dhammaantood hal meel ka xakamee.

Ballan Qabso
248Macaamiil
98%Balamaha
96%Ku Qanacsan

Lacag-bixin Fudud

PayPal, Visa, Mastercard, iyo EVC Plus — qaab lacag-bixin oo kuu sahlan.

Ballan Qabso
✅ Verified
Ruqyah Premium Package
PP
PayPal
V
Visa
E+
EVC Plus
📱 Zaad / EVC
Nagu Saabsan Section

Nagu Saabsan

Naftaada Dabiib maxay qabataa?

Naftaada Dabiib waa xarun online ah oo bixisa adeegyo Ruqyah Sharci ah, talooyin ruuxi ah, iyo hagitaan ku dhisan Qur’aanka Kariimka ah iyo Sunnada Nabiga ﷺ. Waxaan u adeegnaa dadka doonaya inay naftooda ku daweeyaan hab sax ah, ammaan ah, oo waafaqsan Shareecada Islaamka, iyagoo laga fogaanaayo wax kasta oo khuraafaad, sixir, faal, ama waddo aan diinta waafaqsanayn.

Ujeeddadeennu waa inaan bulshada Muslimiinta ah ka caawinno fahamka Ruqyah-da Sharciga ah, ilaalinta nafta, guriga iyo qoyska, iyo sidii qofku ugu noqon lahaa Alle SWT isagoo adeegsanaya Qur’aanka, ducooyin sugan, tawakkul, sabar iyo cibaado Naftaada Dabiib waxay bixisaa adeegyo online ah oo ay ka mid yihiin: Ruqyah Online ah La-talin ruuxi iyo hagitaan qofeed

Wax Badan Ka Ogow

Mabaadiideena

  • Qur'aan iyo Sunnah ayaan ku saleynaa adeegyadeena
  • Daacadnimo iyo amaano adeegga dhexdiisa
  • Sirta bukaan waa mid aad u ilaalisan
  • Daaweyn professional oo kalsooni leh

Adeegyadeena Ku Bixi Si Fudud

Dooro adeegga aad rabtid oo ku bixi qaab ammaan ah

Ruqyah Online

Sheekh khibrad leh oo kula kulma video call ama phone call.

  • Video / Phone Call
  • Subscription bil/sanad
  • PayPal, Card, EVC
Adeegyada Eeg

eBooks

Buugaag digital ah oo Ruqyah, Adhkaar, iyo daaweynta ku saabsan.

  • Download degdeg ah
  • Bilaash & lacag leh
  • PDF format
eBooks Eeg

Ballan Qabso

Qabso ballan sheekh khibrad leh oo qof-ahaan ama online.

  • Maalinta & waqtiga dooro
  • Degdeg xaqiijin
  • Lacag bixin fudud
Ballan Qabso
Cusub Barnaamijka Ruqyah — Isdiiwaangeli Hadda Bilow →
Ruqyah Bil ah

Ku habboon qof u baahan daaweyn degdeg ah

  • Support WhatsApp / Online
  • quraan saaro
  • Talooyin gaar ah
  • halbil quraan ah
  • Jawaabtaada degdegga ah
Isdiiwaangeli Hadda →
Ruqyah 6 Bilood

Daaweyn dheer oo wax ku ool ah

  • Ruqyah xooggan
  • Support buuxa 24/7
  • Qorshe daaweyn dhammeystiran
  • quraan saar 6 bilood
  • isbuuc walba waraysi isbadalka
  • Talooyin is cilaajin
  • ruqyooyin qoran ood isku akhrinaysid
Isdiiwaangeli Hadda →
🏆 Best Value
Ruqyah Sanad

Qaybtaan waxay soconi 11bilood oo toos ah

  • Daaweyn buuxda oo dhammaystiran
  • Sheekh gaar ah oo kuu xiran (Personal Raqi)
  • 24 session sannadkii (bil walba 2)
  • VIP Support 24/7 oo degdeg ah
  • Video calls joogto ah la Sheekh
  • Qorshe daaweyn shakhsi ah
  • La socod wiikle ah
  • Self-Ruqyah Training buuxa
  • Bonus: eBooks oo dhan bilaash
  • Bonus: Audio Ruqyah Collection
  • Bonus: Family discount 20%
  • Emergency support degdeg ah
Isdiiwaangeli Hadda →
Qiimaha Sanadlaha: Bisha Ramadan waa ka maqan tahay - waa bil cibaado oo fasax ah

Lacag Bixintu Waa Fudeeyd

Ku bixi lacagta qaab kasta oo aad rabtid — credit card, PayPal, EVC Plus, ama Mastercard. Wax walba waa ammaan.

Ruqyah Online

Sheekh khibrad leh ayaa kula kulmi doona video call ama phone call si deggan.

eBooks

Buugaag digital ah oo Ruqyah iyo daaweynta ruuxiga ah ku saabsan. Download degdeg ah.

Ballan Qabso

Qabso ballan sheekh la kulanka. Dooro maalinta iyo waqtiga kugu habboon.

Subscription

Isdiiwaangeli barnaamij bil, 3 bilood, 6 bilood, ama sanad oo daaweyn joogto ah.

PayPal
Credit Card
Mastercard
EVC+
EVC Plus
VISA
Visa

Latest Posts

Kee Dhibaato Daran Kuu Geysta: Xaasidka Mise Saaxirka?                        ...
Noocyada Sixirka U Kala Baxo Sixirku waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu khatarta badan ee qofka noloshiisa, diintiisa, caafimaadkiisa...
AAYAADKA HOOS U DHIGAYA BALANQAADKA AMA HESHIISKA Qoraalkan wuxuu ku saabsan yahay aayado Qur’aan ah oo lagu akhriyo ruqyah ahaan...
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ اللَّهُمَّ اسْقِ مَنْ سَحَرُونَا نَارًا لَا تُرْوِي لَهُمْ عَطَشًا، وَأَطْعِمْهُمْ زَقُّومًا لَا يَسُدُّ لَهُمْ جُوعًا، وَأَلْبِسْهُمْ...
AAYADDAN WEY CAJAA’IB BADAN TAHAY Aayaddan kuma koobna oo keliya dhiigbaxa makaanka, sida dadka qaar aaminsan yihiin. Laakiin aayaddani sidoo...
MACLUUMAAD MUHIIM AH Calaamadaha lagu garto jinka saaxirka ah  Jinka waa adeege sixir ah oo loo igmaday tirtiridda aragga, maskaxda...
OGOW XAALADAADA Haddii aad dareento in noloshaadu ay istaagto oo aysan jirin wax guul ah oo aad gaartay. Haddii aad...
SIDEE SIXIRKU U GALAA QOFKA MU’MINKA DIFAACA ADAG Taxsiin Waa Maxay Marxaladaha Galitaanka Difaaca Jidhka? Waa macluumaad muhiim ah oo...
𝗫𝗮𝘄𝗾𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 ✨ لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ ✨ ➊ 𝗫𝗮𝘄𝗾𝗮𝗹𝗮𝗱𝘂 waa sirta liibaanta diintaada iyo adduunyadaada. ➋...
✦ Safarka Daaweynta

Xaaladaada hadda maxay tahay?

Macaamiisheena badankood waxay soo mareen xaaladahan — halkee baad joogtaa?

Marxalad 1

Bilowga Daaweynta

Calaamado aan la fahmin
Jir iyo maskax ayaa i dhibaysa
Hurdo la'aan
Habeenkii oo dhan seexan maayo
Ma garanayo maxay tahay
Dhibaatadaydu waa la ii qariisay
Cid aan weydiisto ma hayo
Caawimaad raadis baan ahay
Niyadjab joogto ah
Maalin kasta waa ka sii dartaa
Calaamado aan la fahmin
Jir iyo maskax ayaa i dhibaysa
Hurdo la'aan
Habeenkii oo dhan seexan maayo
Ma garanayo maxay tahay
Dhibaatadaydu waa la ii qariisay
Cid aan weydiisto ma hayo
Caawimaad raadis baan ahay
Niyadjab joogto ah
Maalin kasta waa ka sii dartaa
70%
Macaamiisha soo gala
⏳ Bilowga
Marxalad 2

Inta Lagu Jiro Daaweynta

Qur'aan ku daaweyn
Aayado Ruqyah ah ayaa la akhrinayaa
Isbeddel maalinle ah
Calaamadaha waa yaraanayaan
Sheekh khibrad leh
+10 sano khibrad Ruqyah
Taageero 24/7
Wakhti kasta waad na heli kartaa
Qorshe shakhsi ah
Daaweyn kuu gaar ah ayaa laguu sameeyay
Qur'aan ku daaweyn
Aayado Ruqyah ah ayaa la akhrinayaa
Isbeddel maalinle ah
Calaamadaha waa yaraanayaan
Sheekh khibrad leh
+10 sano khibrad Ruqyah
Taageero 24/7
Wakhti kasta waad na heli kartaa
Qorshe shakhsi ah
Daaweyn kuu gaar ah ayaa laguu sameeyay
95%
Way dareemaan isbeddel
📖 Daaweyn
Marxalad 3

Bogsashada ✓

Caafimaad soo laabasho
Alxamdulillaah waan bogsaday
Hurdo wanaagsan
Habeenkasta si fiican ayaan u seexdaa
Aqoon Ruqyah
Hadda nafta ayaan u daaweeya
Qoyska faa'iido
Qoyskayguna wuu ka faa'iidaystay
Ku talinayaa qof kasta
Naftaada Dabiib waa adeeg la isku hallayn karo
Caafimaad soo laabasho
Alxamdulillaah waan bogsaday
Hurdo wanaagsan
Habeenkasta si fiican ayaan u seexdaa
Aqoon Ruqyah
Hadda nafta ayaan u daaweeya
Qoyska faa'iido
Qoyskayguna wuu ka faa'iidaystay
Ku talinayaa qof kasta
Naftaada Dabiib waa adeeg la isku hallayn karo
99%
Guul daaweyn
✅ Bogsaday
Ebooks

Maktabadda Buugaagta Ruqyah

Ka dhex eeg dhammaan kutubta ruqyah, kuwa cusub, kuwa la doortay, iyo taxanayaasha muhiimka ah.

Eeg Dhammaan Buugaagta
CTA Section - Naftaada Dabiib

Diyaar Ma U Tahay Inaad Naftaada Dabiibto?

Ha suginin! Qabso ballan maanta ama iska diiwaangeli barnaamijka Ruqyada.

Scroll to Top